DEG DEG:- Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Degmada Afgooye

Qarax Ismiidaamin Ah Ayaa wuxuu Ka Dhacay Degmada Afgooye Gaar Ahaan Inta U Dhaxeysa Xerada AMISOM Iyo Buundada Afgooye.

lama Oga Qasaaraha Rasmiga Ee Ka Dhashey qaraxaasi waxaa Xeran Guud ahaan Wadooyinka Soo Gala Degmada Afgooye .

Wixii. Warar oo kusoo kordha dib ayaa idinkala soo socodsiin doonnaa inshallah.