Heshiis aan Soomaalida la horkeenin oobu dhexeeya Soomaaliland iyo Imaaraadka islamarkaana aan la shaacin saamiga rasmiga ah ee ay soomaalida ku yeelanayaan ayaa waxaa la helayaa goddoleello waa wayn oo qayaanooyin qaran ah.
“Madaxda Qaranka ma qiyaanadaan ayay qayb ka yihiin maxay uga aamuseen boobka Dekedda Berbera?!” Waxaa sidaas Facebook giisa ku yiri xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah aqalka hoose ee Soomaaliya.
Sida ku cad heshiiskaan waxaa loo kala leeyahay saamiga Dekedda Berbera sidaan: