“Haddii Aad I Dhaliisho Baasuuke Ayaa Ku Yaqaanna, Soomaaliya Hadda Uma Baahna!!!”

Sanatar Ugaas Yusuf Dhagey oo kamid ah aqalka sare ayaa aad u cambaareeyay weerarkii xalay lagu qaaday guriga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Wersame.

Ugaaska ayaa sheegay in ay tahay sharci darro iyo meel ka dhac dhanka dimoqraaddiyadda qaladkii laga galay wasiirkii hore ee qorsheynta qaranka.
Haddaba hoos ka daawo muuqaalka xildhibaan Ugaas Dhagey.