Dowladda Soomaaliya Oo ka hadashay Xarigga Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Kuna Tilmaamtay Dambiille

Dowladda Soomaaliya ayaa go’aan waalli ah ka qaatay arrinta weerarkii xalay ee guriga siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur, waxaana ay sheegeen in baaritaan dheer ka dib guriga cabdiraxmaan lagu tuhmayay agab loogu adeegayay dowladaha shisheeye.

wasaarradda amniga gudaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in waaxda sirdoonka ay ka shakiyeen guriga siyaasiga, islamarkaana baaritaan loola aaday, ka dibna ciidanka ilaallada u ah siyaasiga ay ka biya diideen in guriga gudaha loo galo.
Waxaa xigay in la is rasaaseeyo oo halkaas ay ku dhinteen dhammaan ilaalladii siyaasiga.
Haddaba daawo go’aanka dowladda ay ka gaartay arrinta Cabdiraxmaan Cabdishakuur.