Tiradii Ugu Badneyd Oo Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Deegaanka Oromada

deegaanka soomaalida ee oromia ayaa dagaalo ka socdaan walina aan xal loo helin

somalida dagan dowlad deegaanka ayaana ilaa iyo hadda laga dilay 14 qof gabi ahaanba intuu dagaalka socdayna waxaa laga dilay 65 qof

isku dhaca labada dhinac ayaa wuxuu ka bilowday kadib markii laga dilay somaalida sarkaal

saakay ayaana lagu wadaa in tuulada udigia la geeyo ciidan badan

labada dhinac ee hadda dagaalada u dhaxeeyaan ee soomaalida iyo oromada waxa u dhaxeysa masaafo dhan 150 kilo mitir

xasuuqa somalida markii laga tago waxaa laga jaray raashinkii wax gawaari ah uu u gudbana ma jiraan ilaa iyo hadda.