DEG DEG:-Madaxwaynaha Soomaaliland Oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirrada.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa hadda ku dhawaaqay golihiisa wasiirada ayaa waxa kamid ah wasiirada cusub;

Yaasiin Faratoon: Wasaaradda waxbarashada
Maxamed Kaahin Axmed: Wasaaradda arrimaha gudaha
Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf: wasaaaradda Caafimaadka
Yuusuf Maxamed Cabdi: Wasaaradda Maaliyadda
Sacad Cali Shire: Arrimaha dibadda
Sheekh Khaliil: Diinta iyo Awqaafta
Axmed Muumin Seed: Horumarinta beeraha
Cabdirashiid Xaaji Ducaale: Hawlaha Guud
Yuusuf Mire Boos: Dhalinyarada iyo CIyaaraha
Dr. Cabdiweli: Isgaadhsiinta
Maxamuud Xasan Sacad Iidle: Ganacsiga
Hinda Gaani: Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Xasan Gaafaadhi: Xannaanada Xoolaha
Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo: Warfaafinta
Saleebaan Cilmi Koore: Biyaha
Shukri Baandare: Deegaanka
Cawaale Ibraahim Shirwac: Qorshaynta
Ciise Axmed Yuusuf: Gaashaandhigga
Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid: Cadaaladda.

Wasiirka madaxtooyada lama magacaabin oo weli waa uu dhimman yahay.