Sawirro: Shariif Xasan Iyo Wefdi Xildhibaanno u Badan oo Baydhabo Gaaray?

Wafdi balaaran uu hogaaminayay  madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif xasan Sheekh aadan ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo waxaana garoonka diyaaradaha magalada Baydhabo Shaati Gaduud ku soo dhaweeyay Mas’uulyiin kala duwan oo ay ku Jiraan Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiisha Ciidamada.
Madaxweynaha Koonfur galbeed Soomaliya Mudane Shariif xasan Sheekh aadan ayaa sheegay in uu Magaaladda muqdisho kaga qeyb galay shirkii loogu hadlayay amniga,islamarkaana guul uu kulankaas kusoo dhamaaday.
Sidoo kale waxaa uu Madaxweynaha uu soo hadal qaaday ciyaaraha maamul Goboleedyada kaasi oo ka socda Magalada Muqdisho ayadoo ciyaartoyda Koonfur Galbeed ay shaley 1 Gool Kaga badiyeen ciyaartoyda Hiirshabeelle .
Gaarista madaxweynaha Dowladda koonfur galbeed Mudane Shariif xasan Sheekh aadan ayaa waxa ay Ku soo aadeysaa Xili deeganada Koonfur galbeed ay ka socdaan Howlgalo lagula dagaalamayo dagaalyahanadda  Al Shabab.
24862372 172939600115735 5946332694499955473 N
24862372 172939600115735 5946332694499955473 N
24862568 172939523449076 8325604764040736725 N
24862568 172939523449076 8325604764040736725 N
24991069 172939606782401 7114335036657914975 N
24991069 172939606782401 7114335036657914975 N
24993075 172939646782397 8584570669642884286 N
24993075 172939646782397 8584570669642884286 N
24993266 172939680115727 5901781107820149997 N
24993266 172939680115727 5901781107820149997 N

25158115 172939526782409 3679410574620110266 N
25158115 172939526782409 3679410574620110266 N