Daawo Taariikh Nololeedka AUN Fanaannaddii Ugu Horreysay Ee Soomaaliyeed Guduudo Carwo

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ku geeriyootay Fanaannadii ugu horreysay ee Soomaaliyeed marwo Shamis Abokar Ismaaciil oo ku magac dheereyd Guduudo Carwo.

30-kii sano ee lasoo dhaafay waxa ay ahayd qof bukaan socod iyo sariir sarran, waxaana ay intaas ahayd mid faraha iskaga qaadday heesaha iyo fanka.
Haddaba ka dib geerideedii maxaynu ka naqaannaa fanaannadaas caanka ahayd, Daawo muuqaalka taariikh nololeedkii Guduudo Carwo.