RASMI:-Isku Aadka Koobka Gobollada oo La sameeyay

Isku Aadka Tartanka Ciyaaraha Maamul Gobaleedyada ayaa La Soo Saaray, kadib munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho.

Maamulada waxay Isku Arki Doonaan Sida Hoos ka Muuqata.

GROUP A: Benadir, Galmudug iyo Jubbaland.

GROUP B: Hirshabeelle, Puntland iyo K.Galbeed.

Tartanka oo markii labaad oo xiriir ah Lagu Marti Gelin Doono G/Benaadir ayaa jimcaha ka furmi doona garoonka Benaadir Stadium (Ex-Koonis).