Muxuu Ka Yiri Xasan Sheekh Maxamuud Madasha Amniga Ee Ka Furmeysa Muqdisho?

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo isticmaalaya bartiisa Facebook ga ayaa sheegay in ay Soomaaliya u socoto meel wanaagsan, sidoo kale ay ka faa’iideystaan dowladda debacsanida dadka.

Xasan ayaa ka hadlay madasha maanta ka furmaysa Muqdisho ee looga hadlayo ammaanka iyo midnimada, wuxuuna u rejeyay in ay kasoo baxaan wax wanaagsan.

Madaxwaynaha ayaa u duceeyay shacabka Soomaaliyeed wuxuuna alle kaga baryay in uu nabad iyo degnaasho u hibeeyo.

Haddaba hooska akhriso qoraalka Xasan Sheekh Maxamuud.