Xildhibaannada Qaranka Oo Si Kulul Kaga Soo Horjeestay Halku dhiggii Kheyrre Ee “Soomaalida Cusub”

Xildhibaan Cabdiweli Qanyare oo kamid ah golaha baarlamaanka soomaaliya ayaa si wayn kaga hadlay Soomaalida cusub ee uu Kheyrre ku dhawaaqay.

Munaasabad dabaal dag ahayd oo uu Ra’iisul wasaaraha ugu sii gogol xaarranayay 2021-ka oo ka dhacday Muqdisho ayuu Kheyrre ku sheegay in ay soo baxday Soomaali cusub, taas oo ka duwan soomaalidii hore.

Xildhibaanka oo isticmaalaya bartiisa Twitter ka ayaa kusoo qoraalka hoose.

Fadlan hoos ka akhriso

20171203 184612