Daawo Muruq-Maalka Beeraleyda Soomaaliyeed Oo Ka Cabanaya Suuq Yari Iyo Shaqo La’aan Baahsan

Iskaashatada beeraleyda Soomaaliyeed ayaa ka cabanaya shaqo la’aan iyo suuq yari baahsan oo soo wajahday dadka beeraleyda ah.

Dhibaatooyin darafyo kala duwan ah ayeey ka cabanayaan, waxaana kamid ah in suuqa la keeno dalag dibadda laga keenay oo mucaawina ah kaas suuq la’aan ku ridaya beeraleyda Soomaaliyeed.

Haddaba Hoos ka daawo muuqaalka cabashada beeraleyda.