Sawirro: Muxuu Ahaa Howlgalkii Ay Ciidanka Booliska Ka Sameeyeen Degmada Kaaraan?

Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa Howlgal ka sameeyay Xaafado ka mid ah degmada Karaan ee Gobalka Banaadir waxaana la sheegay in uu ahaa Howlgal qorsheysan sida ay baahisay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA.

Booliska Soomaaliya ayaa guryaha qaar u baaryay si gaar ah waxaana la sheegay in ay raadinayeen Shaqsiyaad ay xog ka haayeen waxaan la sheegay in Howlgalka lagu soo qab qabtay Dhalinyaro la tuhunsanaa iyo agab kale oo amniga lidi ku ah.

Saraakiil ka tirsan Degmada Kaaraan ayaa sheegay in ay faah faahin ka bixin doonaan Howlgalkaan iyo wixii natiijo ah oo ka soo baxay lagana yaabo in ay ka hadlaan saacadaha soo socdo sida ay sheegeyn Saraakiishii aan la hadalnay.

Booliska 620x330
Booliska 620×330
Vlcsnap 2017 11 28 08h42m35s6
Vlcsnap 2017 11 28 08h42m35s6

Vlcsnap 2017 11 28 08h44m38s221 1
Vlcsnap 2017 11 28 08h44m38s221 1