Wax ka ogoow 5′ Xildhibaan oo u dhashay Abgaal Soona’ xaadirin Kulamada Caadiga ee BFS?

Maxaad ka taqaan xildhibaanada ka soo jeeda Beelweynta Abgaal ,ee aan soo xaadirin kalfdhiyada caadiga ee Baarlamaanka Fedaraalka Somalia.
Xildhibaanada golaha Shacabka , waa matalaad waxaa’ aay matalaan Gobalada – aay ka soo jeedan iyo qabiiladii soo doortay oo aay meesha ku fadhiyaan sidii aay xaqooda u soo dhacin lahaayeen ama ugu doodi lahaayeen.
Hadaba nasiib darada heysata , Shacabka Beelweynta Abgaal waxa’ aay tahay in Xubnahii ku matalayay golaha Shacabka, dhamaan u badan yahiin ganacsato ilaalishanaya danahooda gaarka dantii Beeshana meel iska dhigay.
Xildhibaanada Beelweynta Abgaal’ ee aan soo xaadirin Kulamada Caadiga ‘ ee Baarlamaanka Fedaraalka Somalia ayaa noqday caqabad loo baahan yahay ‘in la iska horwareejiyo maadama danaha Beesha – aay ka soo jeedan aynaan ka shaqeeyn.
1 :Ganacsade Xildhibaan Cabdulaahi Axmed Cali oo loo yaqaan Caddow Cali Gees, waxaa’ uu ka mid yahay Xildhibaanada, aan soo xaadirin kulamada caadiga waxa’ uu mashquul ku yahay ganacsigiisa inta badana dalka waa ka maqan yahay maalmo kooban ayuu jooga marku yimaadana.
2: Ganacsade Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali, waa shaqsi inta badan aan la arkin haduu muqdisho jooga’ oo uusan maqneyn xitaa waa Ganacsade Xilkiisa ganacsigiisa ku ilaashada Kululmada Caadiga ‘ ee Baarlamaanka Fedaraalka Somalia, ma yimaado badi Howlaha ganacsiga ayaa kaga muhiimsan waxaa uu sido kale ku faana in u ka dhashay gobalka Gedo oo uusan aqoon inta Beesha uu ka dhashay ee Abgaal.
3: Ganacsato Xildhibaan Mina Xasan Shibis, waxa’ aay ka mid tahay ganacsatada’ qandaraasyada in aay qaataan, u soo galay Baarlamaanka Fedaraalka Somalia, weyna adag tahay in lala kulmo oo lagala hadlo danaha deeganadii laga soo doortay iyo dadka degan sidii wax loogu qaban lahaay sidoo kale sooma xaadirto kulumada caadiga’ int badan.
4: Ganacsade Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow(Ducaale) oo haatana sidoo ah Wasiirka Amniga Qaranka waa ganacsade Baarlamaanka u soo galay siduu ganacsigiisa ugu ilaashan lahaay haatan noqday Wasiirka Amniga, kama hadlo danaha deeganadii laga soo doortay mana soo xaadiro kulamada caadiga ee Baarlamaanka Fedaraalka Somalia.
5: Xildhibaan Saadaq Macallim C/kariim , waa shaqsi aan inta badan wax Ixtiraam ah’ aan u heyn dadkii soo doortay Odayaasha Beesha jufada Hoose , ee ka dhashay xitaa – aan Telefoofan ka qaban, inta badan wuxuu ka maqan yahay Kulamada golaha shacabka’ uma doodo deeganadii laga soo doortay, sidoo kale waxa’ uu mashquul ku yahay Hey’ado uu la shaqeeyo.
Hadaba waxa’ is weydiin mudan Beel dadka Baarlamaanka Fedaraalka Somalia’ ku matalo sidaas yahiin malaga sugaaya in Hurumar aay sameeyaan oo deeganadii laga soo doortay daruuf adag aay ka jirto.

Ganacsade Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali

Ganacsade Xildhibaan Cabdulaahi Axmed Cali oo loo yaqaan Caddow Cali Gees
Ganacsade Xildhibaan Cabdulaahi Axmed Cali oo loo yaqaan Caddow Cali Gees
Ganacsade Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow(Ducaale)
Ganacsade Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow(Ducaale)
Xildhibaan Saadaq Macallim C/kariim
Xildhibaan Saadaq Macallim C/kariim

Ganacsato Xildhibaan Mina Xasan Shibis,
Ganacsato Xildhibaan Mina Xasan Shibis,