Tacsi (innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun)

Tacsi

إنا لله وإنا إليه راجعون

Innaa Lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Waxaa magaalada Muqdishu ku geeriyooday Marxuum adeer Maxamad maxamuud Nuur ( Med Yeroow ). Anaga oo kala ah :

Abdullahi Musse Hussein

Abdulqadir Nuur Cumar

Macoow Xuseen Xasan

Nor Ali Gaal

Yaasiin Maaxi Maccalin

Osmail Mohamoud Shire

Hussein Mohamed Abdulle

Xaaji Cali Xuseen C. Calasoow

Xaaji Xasan Qaras

Abdi Hassan Rooble

Ahmed Hassan Maareeye

Mohamed Abadalla

Caaqil Ahmed Gandi

Ali Abukar ( Ali Foodeey )

Xuseen Buubshe

Yusuf Musse Hussein

Ahmed Ismaaciil

Suudi Abuukar Hassan

Omar Nuur

Ali Koronto

Mohamaed Hassan (Malaaq )

Omar Malaaq

Cumar Shekh Abuukar

Cabdulqaadir Xaji Maxamuud ( Mufti )

Muuse Cali Jimcaale,

Joon maxamad Xasan

Daaud Cumar Xasan

Iyo Dhamman Jaaliyadda Soomaliyeed ee Sweden waxa Tacsi u dirayaan eheladii uu ka baxay marxuumka,gaar ahaan Hassan Maxamad (Xasan Yare ) iyoAhmed Maxmad ( Ahmed Washington ) , dhammaan Reer Med Yeroow iyo qaraabadii uu ka baxay oo dhan. Waxa aan Marxuumka Alle uga baryeynaa inuu u dembi dhaafo,Jannaadii Fardowsana Alle ka waraabiyo.Aamiin.Aamiin.Aamiin.

 

 

Svara