DEG DEG:- Xildhibaan Caan Ah Oo Lagu dilay Agagaarka Madaxtooyada

Waxaa Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya lagu dilay Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka mida Baarlamaanka Galmudug.

Wararka ayaa intaas ku daraya in xildhibaanka ay dileen ilaallada xildhibaan kale oo aan la caddeyn in uu kamid yahay xildhibaannada qaranka iyo inkale.

Wixii warar ah oo kusoo kordha dib ayaan idinkala soo socodsiin doonnaa.