Beeshuu Kasoo jeedaa Xildhibaanka La Dilay Maanta?

AUN Maxamed Guuleed afrax oo ahaa xildhibaan ka mid ah maamulka Galmudug ayaa lagu dilay muqdisho, waxaana ay sheegayaan wararka in uu ka dambeeyay ilaallada Xildhibaan Abukaate.

Xildhibaanka la dilay ayaa ahaa Duduble Maqalsame waxaana dilkiisa lagu heystaa xildhibaan Abuukaate.

Weli wax hadal ah kama soo bixin dhanka dowladda, waxaana la sugayaa war rasmi ah oo dhanka dowladda.