Dab Xooggan Oo Ka Kacay Magaalada Muqdisho

Warar hadda nasoo gaarayo waxa ay sheegayaan in uu dab ka kacay suuq Liif oo kamid ah suuqyada Muqdish.

Dadka deegaanka ayaa weli la tacaallaya damminta dabka oo lagu sheegay in uu yahay mid aad u xoog badan.

Ma ahan markii ugu horreysay oo dab noocan ah uu ka kacoSuuq Muqdisho ku yaalla shan jeer iyo ka badan ayuu magaalada dab ka kacay tan iyo February sannadkan.

Wixii warar ah oo kusoo kordha dib ayaan idinkala soo socodsiin doonnaa haddii uu rabbi idmo.

Fb Img 1511240924508