Waa maxay Heshiiska Ay wasaaradaha Dhallinyarada Maamul goboleedyada Ay Galeen

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland kusoo gaba gaboobay shir dhowaantan halkaas kaga socday wasaaradaha sports ka iyo dhalinyarada maamul goboleedyada dalka.

Waxyaabaha ugu waa wayn ee looga hadlay waxaa kamid ah sidii looga faaiideysan lahaa dhalinyarada maamulladaas, sidoo kale tartanka ciyaaraha gobollada ee dhawaan ka furmaya magaaladaas.

7-da bisha soo socota ee December ayaa lagu heshiiyay in la qabto ciyaarahaas.

Haddaba hoos ka akhriso warqaddii heshiiska.

Received 1128708053926882
Received 1128708053926882

Received 1128708050593549
Received 1128708050593549