RASMI;- Fiirso Sawirrada Madaxwayne Farmaajo Oo Ka Degay Dubia

Madaxwaynaya Soomaaliya Maxamed Cabdullahi farmaajo ayaa ka dagay Magaalada Dubia ee xarunta isku tagga imaaraadka Carabta.

Waa markii labaad oo uu Farmaajo tago imaaraadka waxaana loo badinayaa in uu xoojinayo xiriirka kala dhexeeyo dhiggiisa isku tagga imaaraadka carabta.

Wixii warar ah oo kusoo kordha dib ayaan idinkala soo socod siin doonnaa haddii uu rabbi qaddaro.

Hoos ka daawo sawirrada Farmaajo oo Dubia jooga.

Received 1128719620592392

Received 1128719627259058

    Received 1128719613925726