Madaxweyne Farmaajo oo Maanta ku wajahan Dal Mucaraadka ugu badan usoo abaabulaya?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu maanta u ambabaxo Magaalada Abu Dubia ee xarunta Dalka isku tagga Imaaraadka Carabta.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa halkaas kulamo kula soo qaadan doono Madaxda Imaaraadka Carabta waxa uu a kala soo hadli doonaa xariirka Labada Dal iyo Sidii loo xoojin lahaa taageerada ay Imaaraadka siiso Soomaaliya.
Safarkii kan ka horeeyay ee Imaaraadka ayaa madaxweynaha Soomaaliya waxa uu kulamo la soo qaatay Madaxda Dalkaas waxaana lagu balamay kulamo kale waxaana la sheegay Safarka maanta kulamadii lagu balamay.