SAWIRRO:- Guddoomiye Thaabit Cabdi Oo Kasoo Muuqday Shirka Magaalooyinka Afrika

Shirka magaalooyinka is badalka sameeyay ee qaaradda Africa ayaa maanta ka furmay magaaladda Rome ee wadanka Talyaaniga.

Duqa Muqdisho Taabit Cabdi iyo wefdigiisa ayaa mansab iyo soo dhoweyn gaar ah loo sameeyay furitaanka shirka ee saakay, wasiirka arimaha dibadda Talyaaniga ayaa furay shirka.

Shirkaan oo sanad walba la qabto ayaa lagu casuumaa hadba magaaloyinka is badalka sameeyay xiligaas ee qaaradda Africa, Muqdisho ayaa la aaminsan yahay iney is badal sameysay sanadihii lasoo dhaafay.

Haddaba hoos ka eeg sawirrada shirkaas iyo guddoomiyaha oo kasoo muuqday.

Fb Img 1510750941835

Fb Img 1510750946036

Fb Img 1510750938780

Fb Img 1510750936304