Raiisul Wasaarre Kheyrre Oo Kusii Wajahan Degmada Baraawe

ra,iisulwasaare kheyre ayaa saacadaha soo socda ku sii wajahan Baraawe.

safarka kheyre ayaa waxaa ku wehliya sidaan xog hoose ku helayno xildhibaanada ka soo jeeda deegaanka sida xildhibaan Nuurraani iyo shariif shiikhunaa iyo saraakiil kale oo ciidanka dowladda ka tirsan.

Kheyre ayaa kormeer ku sameyn doona deegaankaas, waxaana goor sii hormaray 250 ciidan alfa group ah la sii gaarsiiyay degmadaas iyo deegaannada ku hareerreysan si ay u adkeeyaan ammaanka iyo xasilloonida deegaankaas.