Daawo Drs Maryan Qaasim ” Kuma Shaqeyn Karo Isbar Bar Yaac, Sidaas Ayaan Isku casillay!”

Wasiiraddii Gargaarka iyo arrimaha Banii Aadamnimada marwo Maryan Qaasim ayaa ku dhawaaqday in ay iska casishay xilkii ay u heysay dowladda, waxaana ay ku sheegtay in ay jiraan isbarbar yaac aad u badan.

Haddaba hoos ka daawo Muuqaalka iyadoo u warameysa Goobjoog TV.

 

Xuquuqda Muuqaalka waxaa iska leh TV ga Goobjoog ee magaalada Muqdiso, isaga ayaana kasoo xiganey.