DEG DEG:- Sheekh Xasan Dahir Aways Oo Ka Noqsay Fikirkiisii Xagjirnimada

hiikh ,xasan daahir aweys oo kanoqday goaankiisii hore Mudo kadib Dowladana taageeray

Waxaa laleeyahay Shiikh iyo Dowlad somalia . qatar ayaa dhex dhexaadisay 。shiikha aya Caawa sooduubay muqaal uu ku taagerayo Dowlada.

  1. Dib ayaan idinkala soo socodsiin doonnaa Muuqaalka uusoo duubay Sheekh Xasan Daahir Aways.