Qarax ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo?

Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Puntland waxaa ka dhacay Qarax sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland.
Qaraxa ayaa la sheegay in lagu xiray gaari uu lahaa Gudoomiye ku xigeenka Magaalada Gaalkacyo.
Mas’uulkaasi ayaa la sheegay in uusan saarneyn gaariga xilli uu qarxaayay, waxaana ku dhaawacmay mid ka mid ah Ilaaladiisa.
Waxa ay sheegeen Saraakiisha Ammaanka in ay waddaan baaritaano la xariira Qaraxaasi