Sawirro: RW’ Khayre oo Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamaanka laalush u qeybshay?

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, oo qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee soo xulay ‘Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Muqdisho shir ugu qabtay.
Odayaasha oo lacag loo qeybshay Maalmo ka hor ayaa waxay taageero u muujiyeen Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, iyaga oo sheegay in aay la dhacsan yahiin Xukumada u hogoomiyo Khayre.
Sidoo kale waxaa ay soo dhoweeyeen martiqaadka uu Madaxweyne Farmaajo u fidiyay Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada inay Muqdisho isugu yimaadaan shir wada tashiga ah.
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, ayaa cadaadis xoogan ugu yimid waayahii ugu danbeeyay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Somalia, iyaga oo marar badan dhaliilo u soo jeediyay.
Oday
Oday
Oday1
Oday1
Oday2
Oday2
Oday3
Oday3
Oday4
Oday4
Oday5
Oday5

Oday6
Oday6