FIIRSO:- Weligaa Ma Aragtay Maqaayad Badda Hoosteeda Ku Taalla? (Sheeko Cajiib Ah)

Shirkadda dhismaha reer Norway ee Snøhetta ayaa qorsheyneysa in ay diiwaan cusub ka dhigto caalamka, markii ay dhawaan bilawday qorshaha maqaayad cusub oo nooceed aan kownka lagu arag.

Ingineerrada maqaayaddan dhisaya ayaa doonaya in ay ka dhisaan badda hoosteeda.
Haddaba Hoos ka daawo Muuqaalka.