WARAR DHEERI AH:- Goobta Rasmiga Ah Ee Uu Qaraxa Ka dhacay Iyo Waxyaabaha La Xiriira

Warar dheeri ah ayaa kasoo baxaya qarax dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wararkii ugu dambeeeyay ee aynu heleyno waxa ay sheegayaan in la weerarray hoteelka Caanka ah Ee Naasa Hablood 2 oo u dhaxeeya Daljirka dahsoon iyo tiyaatarka Qaranka.

Intaas waxa ay wararku ku darayaan in gudaha loo galay Hotelka ha yeeshee weli war sax ah lagama helin.

Ma jirto cid sheegatay weerarkaas, waxaana laga yaabaa in kooxda Shabaaab ay sheegtaan masuulliyadda weerarkaas.

Wixii warar ah oo soo kordha halkan kala soco.