”Sawiro”Wararkii ugu dambeeyay Doorashada ku Celiska ah ee Kenya

Wararka ka imaanaya Dalka Kenya ayaa sheegaya in Goobaha qaar ay ka socoto Codbixinta Doorashada ku celiska ah ee loogu Tartamayo Xilka Madaxweynaha Kenya,waxaana Goobaha Qaar lagu arkayaa dad Safaf ku jira oo Codadkooda dhiibanaya.
Madaxweynaha Kenya  Uhurru Kenyatta ayaa Codkiisa ka dhiibtay deegaanka uu ka soo jeedo ee Kiambu,waxaana sidoo kale jirta Rabshado ay sameeyeen Taageereyaasha Hogaamiyaha Mucaaradka  Kenya Raila Odinga,waxaana jira in Dab la qabadsiiyay Goobo loogu talo galay in lagu Codeeyo.
Ciidamada Ammaanka Kenya ayaa lagu daadiyay dalka oo dhan,kuwaas oo sugaya Ammaanka Dadka Codadka dhiibanaya,waxaana lagu amray in ay Tilaabo ka qaadaan Cidwalba oo Carqaladeysa Doorashada.
Hogaamiyaha Mucaaradka Kenya Raila Odinga  ayaa iskaga haray Doorashada,waxaana uu sheegay in aysan jirin Doorasho Xaq iyo Xalaal ah in ay ka dhaceyso kenya oo uu jiro Musuq Maasuq Xoog leh.
167f04a9 2a6c 47de B87c 49fb91cbf1cd
167f04a9 2a6c 47de B87c 49fb91cbf1cd
981d1b9d 37fa 4431 A90f Fc14650edd7e
981d1b9d 37fa 4431 A90f Fc14650edd7e
5719dada Cb0a 4798 956b 12fb80b9c3c7 W1023 R1 S
5719dada Cb0a 4798 956b 12fb80b9c3c7 W1023 R1 S
319129b8 5098 423d 9662 E62097c78c4a
319129b8 5098 423d 9662 E62097c78c4a
B0512143 8629 4ea6 B330 91dc884d7fc3
B0512143 8629 4ea6 B330 91dc884d7fc3
E8ec1acd Bce3 47ee 8a09 7cd4b55bb36e
E8ec1acd Bce3 47ee 8a09 7cd4b55bb36e
F6fd2410 1a29 44b5 864a C7a701a4ca94
F6fd2410 1a29 44b5 864a C7a701a4ca94
Fba4e6a1 67d3 47d8 A7b1 82f0ef944cdd
Fba4e6a1 67d3 47d8 A7b1 82f0ef944cdd
Fbb8abaf 826e 434d 91db Fe8d0117c369
Fbb8abaf 826e 434d 91db Fe8d0117c369
Fe34e28b E3d5 4aa0 Bf76 Abb25f0c4b8b
Fe34e28b E3d5 4aa0 Bf76 Abb25f0c4b8b
2d7f758f 70b1 4aab Ad85 63d52ed065e4
2d7f758f 70b1 4aab Ad85 63d52ed065e4

5d9112e3 3cb7 4f48 A3c4 6ff0b670dc41
5d9112e3 3cb7 4f48 A3c4 6ff0b670dc41