Akhriso ‘Wasiirka Waxbarashada oo isbeddel ku sameeyay agaasimayaasha Wasaaradda

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Abdi Daahir Cismaan ayaa isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Wasaaradda Waxbarashada iyo Hiddaha iyo Tacliinta sare.
Wasiirku waxaa uu magacaay 9; Agaasime oo ka mid ah Agaasimayaasha Wasaaradda,Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ayaa sheegay in Magacaabistan ay tahay mid lagu dhiirro gelinayo dhallinyarada muddada dheer ka shaqeynayay Wasaaraddan.
22811214 1474596125923674 873517958 N
22811214 1474596125923674 873517958 N

22834274 1474596165923670 326959131 N