Maxaa Ka Jiro In Boqoradda Ingiriiska Queen Elizabeth Ay Aqbashay Safiirnimada Cabdiraxmaan Ceynte? (Xog+Caddeyn)

Xogag badan oo aan heleyno waxa ay sheegayaan in boqoradda Ingiriiska ay saxiixday in Cabdiraxmaan Ceynte  safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka UK uu safiir u noqdo Soomaaliya.

Boqoradda ayaa oggolaatay in weriyihii hore ee VOA  Cabdiraxmaan Ceynte oo ahaa safiir iyo wasiir hore oo dowladda Soomaaliya ka tirsan islamarkaana shalayto ku dhawaaqay in uu ka tagay shaqadii safiirnimo ee uu u hayay dowladda Soomaaliya.

Haddaba Hoos ka akhriso Warqaddii oggolaanshaha ahayd ee Ceynte oo ay saxiixday boqoradda Ingiriiska Queen Elizabeth.