Wafdi uu hoggaaminaayo Gudoomiye Jawaari oo gaaray Garowe

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa maanta gaaray Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland.

Garoonka diyaaradaha Magaalada Garowe ayaa waxaa kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan maamulka Puntland.

Gudoomiye Jawaari ayaa lagu waddaa in uu ka qeyb galo furitaanka kalafadhiga baarlamaanka maamulka Puntland.