Sawirro: Doorka Xasilinta Dhalinyarada Gobalka Banaadir?

kulan u soo qaban qaabiyay ururka dhalinyarda Gobalka Banaadir oo loogu magac daray Nabadside kaasoo ujeedadiisu ahayd doorka xasilinta dhalinyrada G/ Banaadir ayaa ka dhacay degmada hodan ee gobolka benaadir aqoon is waydaarsigaasi loo qabatay dhalanyarda degmada hodan ayaa ujedadiisu ahayd sidii iskaashii iyo is dhex gal wada shaqayn ay u yeelan lahaayeen maamulka iyo dhalinyarada degmada .
kulanka ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Banaadir C/kaafi maxmuud makaraan asagoo dhalinyarada 17 degmo ee gobolka Banaadir u balan qaaday in loo qaban doono aqoon is waydaarsi  loogu magacdaray nabadside gudoomiye makaraan aya ka tacsiyeeyay dhacdadi 14ki oktoobar isago amaan usoo jeediyay gudoomiye Taabid Cabdi sidoo kale waxa iyagana ka soo qeybgashay kulanka nabadside gudoomiyaha Ururka haweenka gobolka Banaadir marwo Jawaahir Baarqab iyadoo ku nuux nuuxsatay in aay muhiim tahay wadashaqeyn dhexmarta maamulka degmooyinka iyo dhaliyarada gobolka.
Sidoo kale waxa isna goobta ka hadlay kusimaha gudoomiyaha degmda hodan ahna kuxigeenka gudoomiyaha degmada dhanka siyaasada iyo amaanka Cali cabdi cabdulaahi waxa uuna ku tilmaamay Barnaamijka nabadside inu yahay mid faa’ iido uwada leeyahay maamulka iyo dhalinyarada gobolka banaadir .
ugu danbayn waxa uu mahad ciliyay gudoomiyha ururka dhlinyarada gobolka Banaadir Cabdi kaafi maxmuud Makaraan.
Img 9020
Img 9020
Img 9050
Img 9050
Img 9051
Img 9051
Img 9060
Img 9060
Img 9061
Img 9061
Img 9072
Img 9072
Img 9081
Img 9081
Img 9084
Img 9084
Img 9085
Img 9085
Img 9086
Img 9086
Img 9087
Img 9087
Img 9088
Img 9088

Img 9089
Img 9089