“Soomaaliland Waa In Ay Weerartaa Puntland” Cali Khaliif Galeyr

Madaxwaynihii maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh oo kamid ah odayaasha beesha Dhulbahante ee kusugan Hargeysa islamarkaana qayb ka ah siyaasiyiinta wada hadallada kula jira maamulka Soomaaliland ayaa si aad ah u weerarray Puntland.

Galeyr ayaa sheegay in Puntland ay mudan tahay in la weerarro oo la iska dhiciyo, waxaana uu ku tilmaamay in ay gardarro qaaban ku heyso maamulka deriskooda ah ee Khaatumo State.
HAddaba hoos ka daawo muuqaalka Cali Khaliif Galeyr oo Puntland u hanjabaya.