Madaxweyne Farmaajo Oo Berri Raadinaya Taageerada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya. 20th October 2017 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Viber Maxamed Cabdullahi “Farmaajo” Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu sabtida Muqdisho kula hadlo kulan gaar ah oo ay isugu imaanayaan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka deg deg ah oo la isugu yeeray Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Madaxweyanaha waxa uu ugu raadinayaa Taageero Howlgalka Dalka looga dhawaaqay kaas oo lagu wado in uu ka bilaawdo Soomaaliya maalin ka dib. Farta 1