Xiddigaha Geeska Oo Hees Dareenka Baddalaysa U Soo Qaaday Magaalada Muqdisho

Tan iyo sabtidii musiibadii ku dhufatay dalka waxaa jiray abwaanno iyo suugaan yahhano kala duwan oo Soomaali ah kuwaas oo suugaantooda ku cabbiray dhacdadaas.

Xasan Dhuxul Laabsaalax waa mid kamid ah abwaannada Soomaaliyeed wuxuuna mariyay ama uu hal abuurray hees caan baxday oo magaalada Muqdisho uu kaga hadlayo.
Haddaba Heesta oo miro fiican leh sidoo kalena ay qaadeen fanaaniinta xiddigaha Geeska Hooska daawo.