Sawirro:- Diyaaraddii Gargaarka Puntland Oo Dhawaan Soo Caga Dhigan Doonta Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho

Maamulka Puntalnd ee Soomaaliya ayaa saacadaha soo socda u diraya magaalada Muqdisho diyaarado gargaar oo gurmad u fidinaya dhammaan dadkii ku waxyeeloobay dhacdadii Zoobbe.

Dhakhaatiir is mutadawacnimo ku shaqeyneysa ayeey soo diri doonaa doonaa siduu horaan u ballan qaaday madaxwaynaha maamulkaas mudane Cabdiweli Maxamed Gaas.

Waa maamulkii ugu horreeyay ee sida deeq usoo gaarsiiya dawladda dhexe tan iyo musiibadii Sabtidii ka dhacday magaalada Muqdisho.

Deeqda Gurmad ee Puntland ayaa ka kooban daawo, qalab caafimaad iyo dhakhaatiir Bilaash ah kuwaas oo soo raaci doona diyaaradda Garoowe dhawaan kasoo duuleyso.

HAdda Daawo Sawirrada.

22528523 1986310394940088 3761485459225820723 N

22491669 1986310461606748 1156079790451352391 N

22552531 1986310498273411 6617373989189292043 N