Dibad baxyo rabashado wata ayaa ka bilaawday magaalada Muqdisho.
Dhallinyaro iyo caruur dad badan ayaa iskagala imaaday qaybaha kala duwan rr magaalada, balse wuxuu ahaa banaan bax rabshado wata.
Dibad baxayaasha ayaa tuuryeennayay dukaamada iyo mahradaha ganacsi, si ay dadkaas kaga qayb qaataan dibad baxyaashaas.
Ciidanka dawladda ayaa meelaha qaar xabbad ugu ridayay banaan baxayaasha, balse weli wuu socdaa oo bartamaha magaalada ayeey iskugu imaadeen.
Galabta ayaa lagu ballansanaa in uu banaan bax wayn ka dhaco garoonka kubbadda cagta ee Koonis waxaana soo qaban qaabiyay dawladda hoose ee Muqdisho.
Haddaba sawirrada hoose ka fiirso.