Banaan Baxyo xooggan oo Socda Baydhabo

Waxaa is qabsaday magaalada Baydhabo xarunta Koonfur Galbeed banaan baxyo lagu muujinayo dareenkooda ku aaddan sida ay kaga xun yihiin dhacdadii zoobbe.

Dhallinyaro, arday, masuulliyiin ayaa ka qayb galay banaan baxan, sidoo kale waxa ay ahaayeen kuwa dareen Soomaalinimo ay kujirto.

Waxa ay ku dhawaaqayeen ereyo liddi ku ah kooxda argigixisada ah ee Alshabaab, kuwaas oo ka dambeeyay weerarkii Zoobbe.