Sawirro: Hormuud Foundation Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Bukaanadii Ku Waxyeeloobay Qaraxa Sabtidii.

Shirkadda Hormuud   Telecom qeybteeda Gargaarka ee Hormuud Foundation ayaa gelinkii dambe ee maanta Deeq Lacageed gaarsiisay Bukaanada ku jira Isbitaalada Madiina iyo Digfeer ee Magaalada Muqdisho.

Msuuliyiinta Hormuud Telecom iyo Hormuud Foundation  ayaa mid mid u guddoonsiiyay Bukaanadii ku soo waxyeeloobay qaraxii dhawaan ka dhacay Muqdisho iyo bukaanada kale  Min 100 dollar oo kaash ah.

Guddoomiye ku xigeenka Hormuud Foundation Cabdiraxmaan Ibraahim Cilmi oo la hadlay Saxafdd aya sheegay in tan iyo markii uu dhacay qaraxii sabtidii  ay Hormuud ku howlaneed howlo dab damis ah maantana ay bilowday gurmad deeq lacageed ah oo ay ugu tala gashay Bukaanada.

Deeqda Lacageed ee maanta Hormuud Foundation ay gaarsiisay Bukaandaasi Soomaliyeed kuwaas oo ku soo wax yeeloobay qarixii xooga badnaa ee zoobe.

Shirkadda Hormuud Telecom ayaa had iyo jeer kala qeyb qaadata Bulsha weynta Soomaaliyeed hadba daruufaha ay ku nool yihiin.

Waxaana si ay u dar dar geliso kaalmadeeda Beni’aadanimo u sameysay Hay’ad lagu Magacaabo Hormuud Foundation.

Dsc 0167 1024x681
Dsc 0167 1024×681
Dsc 0168 1024x681
Dsc 0168 1024×681
Dsc 0188 1024x681
Dsc 0188 1024×681
Dsc 0201 1024x681
Dsc 0201 1024×681
Dsc 0212 1024x681
Dsc 0212 1024×681
Dsc 0216 1024x681
Dsc 0216 1024×681
Dsc 0220 1024x681
Dsc 0220 1024×681
Dsc 0231 1024x681
Dsc 0231 1024×681
Dsc 0245 1024x681
Dsc 0245 1024×681
Dsc 0252 1024x681
Dsc 0252 1024×681
Dsc 0273 1024x681
Dsc 0273 1024×681
Dsc 0293 1024x681
Dsc 0293 1024×681
Dsc 0314 1024x681
Dsc 0314 1024×681
Dsc 0322 1024x681
Dsc 0322 1024×681

Dsc 0323 1024x681
Dsc 0323 1024×681