Qaar kamid ah saraakiisha ciidanka AMISOM ayaa ugu deeqay dhiiggooda dhammaan dadkii ku waxyeeloobay qarixii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho.
Boqolaal qofood ayaa ku dhintay halka kuwa kalena ay ku dhaawacmeen weerarkii wuxuushnimada ahaa ee ay Shabaab ka geysteen Zoobbe.
Haddaba Daawo sawirrada qaar kamid ah ciidanka AMISOM oo dhiiggooda u hibeynaya walaalahooda Soomaalida.

