DEG DEG:- Fiirso Abuu Mansuur Oo Dhiig Ugu Deeqay Dadkii Ku Waxyeeloobay Dhacdadii Zoobbe

Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu mansuur ayaa kamid ahaa dadkii dhiiggooda u hibeeyay dhibbanayaashii ku soo dhaawacmay weerarkii Zoobbe.

Sawirrada Mukhtaar Rooboow ayaa la helay isagoo ku fadhiya kursiga dhiigga lagu qaaday waxaana la leeyahay wuxuu dhiig u shubay qaar kamid ah dadkii waxyeeloobay.

Haddaba Hoos ka daawo Sawirrada Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur.

22551642 1355986521197050 1526317230 N
22551642 1355986521197050 1526317230 N
22551642 1355986521197050 1526317230 N
22551642 1355986521197050 1526317230 N

22551642 1355986521197050 1526317230 N
22551642 1355986521197050 1526317230 N