UPDATE:-Weriye Caan Ah Oo Ku Dhaawacmay Qaraxa

Wararkii ugu dambeyay ee qaraxa aynu ka helyno waxaa kamid ah in Cabdi Qani Siciid oo ahaa weriye hore oo ka tirsanaa Idaacadda Goobgoob Muqdisho.

Dhaawaca weriyaha ayaa ah mid iska dhex dhexaad ah waxaana uu ka jabay Lugta, sida ay sheegayaan wararka aan goobta ka heleyno.

Isbitaal Digfeer Muqdisho ayaa la geeyay dhaawiciisa, waxaana sidoo kale weli socda xabbadda iyo rasaasta goobta weerarka uu ka dhacay.