UPDATE:- Weriye Baakaay Oo Ku Dhaawacmay Qaraxii Zoobbe

Wararka kasoo kordhaya qaraxa ayaa sheegaya in uu ku dhaawacmay weriye Maxmaed Cumar Baakay oo katirsanaa weriyayaasha Somaliyeed.

Dhaawac ayaa kasoo gaaray madaxda sidoo kale waxaa la shegaya in loo qaaaday dhanka isbitaal Digfeer ee Muqdisho.

Sidoo kale wararka waxa ay sheegayaan in la’yahay axmed Diiriye iyo shakhsiyaad caan ah oo ku jiray xarunta.

Wixii warar ah dib kala soco.