Guddig Daba Gala Agaasimayaasha Wasaarrada Oo Maanta Lagu Dhawaaqay

Guddi ka kooban Shan wasiir oo dawladda Federaalka ayaa maanta lagu dhawaaqay kuwaas oo baaritaan iyo daba gallo ku sameynaya agaasimayaasha wasaaradaha dawladda dhexe.

Guddigan  ayaa qayb ka noqon doona qaab xal loogu raadinayo eedaha iyo musuqa lagu eedeeyo agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawladda, si taas loo yareeyo ayeey xukuumaddu u sameysay guddigan oo daba gali doona waxqabadkooda.

Si kastab ha ahaatee magacyada dib ayaan idinkala soo socodsiin doonaa magacyada guddigan maanta lagu dhawaaqay.