FAAH FAAHIN:- wararkii Ugu dambeeyay Ee Qaraxii Muqdisho

Warar aan hadda heleyno waxa ay sheegaya in la weeraray Hotelka Safaari ee qaybta zoobbe.

Rasaas xooggan ayaa la maqlayaa sidoo kale ciidanka ammaanka ayaa goobta kusugan oo la dagaalamaya kooxihii goobta soo weerarray.

 

Kooxaha gurmadka deg degga ah ayaa goobta hadda soo gaaaray waxaana ay daabbulayaan dadkii goobta ku waxyeeloobay.

Weli nala sii joog si aad u hesho warar dheeri ah.