DEG DEG:- Qarax Kale Oo Ka Dhacay Agagaarka Airport-ka Muqdisho

Qarax kale oo qasaaro geystay ayaa ka dhacay agagaarka albaabka labaad ee airport ka Muqdisho.

Dan wadaagta madiino ayuu ka dhacday qaraxan sida ay sheegayaan wararka aan hadda heleyno.

Wixii warar ah oo isna kusoo kordha  dib ayaan idinkala soo socodsiin doonaa.