FIIRSO Sawirrada Xaaf Oo Li Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Kismaayo

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.

Axmed Madoobe, Shariif Xasan, Xildhibaan Xiddig iyo mas’uuliyiin kale ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo.

22385226 1348519668610402 491913167 N

22407600 1348521578610211 1023294196 N

22323337 1348519731943729 260343276 N

22323464 1348521628610206 1838087530 N