DEG DEG:- Israsaaseyn Xooggan Oo Ka Bilaabatay Magaalada Kismaayo

Ciidamo Kawada Tirsan Maamulka Jubaland Ayaa Daqiiqado Ka Hor Isku Rasaaseeyey Magaalada Kismaayo Kadib Markii Muran Dhinaca Dhulka Uu Kala Soo Dhaxgaley Shaqsiyaad Degan Xaafada Dalxiisa.

Muranka Kaddib Ciidamadu Waxay U Kala Safteen Shaqsiyaadka Dhulka Isku heystay Ilaa Laba Qof Ayaa la xaqiijiyay inay Ku Dhaawacmeen Israsaa seentaasi Ku dhexmartey Ciidamada Jubaland Xaafada Dalxiis Ee Magaalada Kismaayo.

Si kastaba ha ahaatee isku dhacan ayaan imaanaya xilli maanta ay soo gaareen magaaladaas wufuuddii ugu badneyd ee maamul goboleedyada dalka ka jira.

wixii warar ah oo kusoo kordha dib ayaan idinkala soo socod siin doonaa haddii uu rabbi qaddaro inshallah